Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo labo arrin oo muhiim ah kala hadlay Fei Shengchao (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Fei Shengchao oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo taageerada dowladda Shiinaha ee dhinacyada Gurmadka Abaaraha iyo fulinta mashaariicda horumarineed ee dib-u-dhiska dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey Dowladda Shiinaha kaalmada … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo labo arrin oo muhiim ah kala hadlay Fei Shengchao (Sawirro)